Sawiro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Baydhabo

22 June 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, halkaasoo uu ka furmimay shirka Madasha wada-tashiga qaran.

Sida ay sheegayaan wararka Madaxweynaha ayaa lagu wadaa inuu ka furo shirka madasha wada-tashiga, kaasoo noqon doona kii ugu dambeeyay ee ay yeeshaan Madaxda Soomaalida.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Madaxweynaha Koofur Galbeed iyo Mas’uuliyiin kale.

 

xasan-biabxasan-biaxasan-bixasan-bayxasan-babxasan-ba-xasan-baxasan-b

Puntlandes.com

About The Author