Sawiro: Shirkii Madasha Hogaamiyayaasha Qaranka oo goor dhawayd Baydhabo ka furmay

22 June 2016 (Puntlandes) Shirkii Madasha Hogaamiyayaasha Qaranka ayaa goor dhawayd magaalada Baydhabo ka furmay, shirkan waxaa kasoo qaybgalay dhamaan hogaamiyayasha somalida,dhamaan waxaa wada gaaray madasha shirka ee baydhabo  Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa Dawladaha xubnaha ka ah Dawlada fadaraalka.

Shirkan ayaa ah kii ugu dambeeyay ee looga arrinsanayo Hanaanka Doorashooyinka Soomaaliya ee dhawaan dhici doonta 2016, waxaana laga filayaa in laga soo saaro qodobo ku aadan waqtiga ay dhici doonaan Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka, labadiisa Kuxigeen iyo tan Madaxweynaha,

 Kala soco wararka Shirka Baydhabo Warbaahinta Puntlandes
shirka baydhabo 1 shirka baydhabo 2 shirka baydhabo 3shirka baydhabo
Puntlandes.com

About The Author