BREAKING NEWS-Baydhabo: 135tii oday oo ay isku raaceen madaxda Hogaamiyayaasha Qaranka

24 June 2016 (Puntlandes) Shirka Madasha Hogaamiyayaasha Qaranka ee ka socda maalintii sadexaad magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa si buuxda la isugu raacay in liiska 135tii oday dhaqameed ama Isimadii, Duubadkii ee 2012kii aan waxba laga bedelin ee sidoodii loo qaato.

226-3

Warbaahinta Puntlandes ayaa XOG rasmi ah ku heshay inay Madadu isku raaceen in Odayashii 135 oday ahaa ee soo xulay xildhibaanada 2012kii ay noqdaan kuwa iminka soo xulaya  Ergada Xildhibaanada Dooranaysa, waxa kaliya oo laga badalayana waa intii dhimatay oo kaliya qof kale laga taaban mayo.

 

Wararka ku saabsan Shirka Baydhabo kala soco Warbaahinta Puntlandes

Puntlandes.com

 

About The Author