BREAKING NEWS-Dhagayso: Khudbadii madaxweyne Xasan ee soo Xiritaanka Shirkii Madasha Hogaamiyayaasha Qaranka ee Baydhabo

25 June 2016 (Puntlandes) Maanta ayaa waxaa lasoo gabagabeeyey Shirkii Madasha Hogaamiyayaasha Qaranka ee Baydhabo, waxaana laga soo saaray warmurtiyeed ay ku qeexan yihiin go’aanadii kasoo baxay Shirka  Madasha Hogaamiyayaasha Qaranka ee Baydhabo.

226-3

Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa wuxuu dhanka kale ka hadlay 26ka june oo ay Xoroobeen Gobolada Waqooyi galbeed ee Soomaaliya oo iminka la baxay Somaliland kuna dhawaaqay inay ka go’een Soomaaliya inteeda kale.

Dhagayso Khudbadii madaxweyne Xasan ee soo Xiritaanka Shirkii Madasha Hogaamiyayaasha Qaranka ee Baydhabo


Puntlandes.com

About The Author