Daawo Video: Amiir Maxamuud Yusuf Ciise oo ka qayb galay xaflad wayn oo loo dhigay arday ka Qalin Jabisay Jaamacadda Bariga Afrika faraceeda Magaalada Gaalkacyo

0

Gaalkacyo (Pes): Amiir Maxamuud Yusuf ciise oo ah Isinka ugu tunka wayn Gobolka Mudug ayaa maanta, 06-09-2014, ka qayb galay xaflad wayn oo loo sameeyey arday ka qalin jabisay jaamacadda Bariga Afrika faraceeda Magaalada Gaalkacyo ee caasimada Gobolka Mudug.

Amiirka ayaa ka hadlay muhiimada ay nabadu leedahay iyo in aan la,aanteed hurumar iyo waxbarasho jirayn. Amiir Maxamuud wuxuu faray ardaydii iyo dadkii kale ee ka soo qayb galay xafladaas in nabada laga shaqeeyo si wax loo barto hurumarna loo gaaro.  Wuxuuna Amiirku carabka ku adkeeyey in nabadu ay tahay furaha nolosha ayna tahay in la ilaaliyo

Daawo video ga

xafiiska wararka

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *