Dhagayso-daawo: Gudoomiyaha Odoyaasha Hawiye Xaad oo dil ku xukumay Golaha wasiiradda DFS

29 June 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha Odoyaasha Hawiye Xaad ayaa isagoo ka hadlaya kullan ay soo Abaabushay Kooxda DAMUL JADIID oo lagu abuurayo BUUQ iyo deganaansho la’aan ayaa waxa uu dil ku xukumay Golaha wasiiradda DFS.

63a

Oday Xaad ayaa yri “maa la xukumo wax dila waa la helaa”

Oday Xaad ayaa shacabka Muqdisho ugu baaqay inay banaanbaxaan oo ku kacaan DFS.

Dhagayso Oday XAAD


Warbaahinta Puntlandes oo u kuurgashay Eedayntan ayaa ogaatay inaysan ahayn mid wax ka jiraan ayna tahay mid siyaasadeed oo ay gadaal ka riixayso Kooxda DAMUL JADIID oo dadaal wayn ugu jirta sidii ay mar labaad dib ugu hanan lahayd Kursiga madaxtinimada Soomaalya oo ay Bohol dheer ku riday 4tii sano ee ay xukunka haysay.

Eedayntani waa weerar siyaasadeed oo ku wajahan Xukuumada waxaana ay ujeedadu laga lee yahay ay tahay in lagu sameeyo Sumcad dil Golaha Wasiirada si loo wiiqo hankooda la xiriira Tartanka madaxtinimada Soomaalya.

Halkan ka akhri oo arag waxa runta ah, hana qaadan wax aadan hubin

Puntlandes.com

About The Author