Sawiro: Qarax ka dhacay Lafoole oo ay dad badan ku dhinteen

30 June 2016 (Puntlandes) Qaraxa ka dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa gaystay Khasaaraha badan, iyadoo inta la ogyahay waxaa dhintay 12 qof oo shacab ah kuwaasi oo saarnaa gaariga uu Qaraxa Qabsaday, waxaa sidoo kale jira dad dhaawacyo ah kuwaasi oo la sheegay inay gaarayaan ilaa iyo Sadax ruux waxaana la dhigay isbitaalada Magaalada Muqdisho.

Dadka dhintay waxaa ka mid ahaa Caruur Haween iyo dad Waayeelo ah kuwaas oo ku sii jeeday degmada Afgooye oo 30-km u jirta magaalada Muqdisho.

rrrr

aaaaaaaaaaa

aaaaa

aaa

aa

a

13570044_10154314086604583_755132596_o (2)

13570044_10154314086604583_755132596_o (1)

yyyy

rrrr

aaaaa

aaa

aa

a

13570044_10154314086604583_755132596_o (2)

Puntlandes.com

About The Author