War deg deg ah; Maraykanka oo xaqiijiyey in ay dileen Hogaamiya Al Shabaab Godane

0

Dowlada Maraykanka ayaa xaqiijisay in ay dishay Hogaamiya Al Shabaab Godane maalintii isniinta ee bishani ahayd  1 da. Waxaa lala dialay dhamaan kolanyadii la socotay hogaamiyaha Al Shabaab

War qoraal ah oo ka soo baxay aqalka cad iyo wasaarada Gaashaandhiga ayaa warkan lagu cxaqiijiyey.

 

Wixii war ah ee ka soo kordha kala soco Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *