Akhriso Puntlandes oo ay soo gaartay Wareegtadii uu Madaxweynaha DFS ku magacaabay Guddiga Doorashooyinka 2016

30 June 2016 (Puntlandes) Madaxweynahan DFS Xasan Sheekh ayaa Wareegto ku taariikhaysan 28kii June ku Magacaabay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee Soomaaliya 2016.
222-4d2

Guddiga ayaa waxaa uu ka Kooban yahay 22 Xubnood, iyadoo laga saaray Wasiiraddii ka kala socday DFS iyo Dawlad Goboleedyada.

HALKAN HOOSE KA AKHRISO MAGACYADA

226-9a1

226-9a2

226-9a3

Puntlandes.com

 

 

About The Author