Sawirro: Duqa magaalada Muqdisho oo Kormeerey dayactir ka Socdo Wadada Wadnaha

30 June 2016 (Puntlandes) Waddada wadnaha oo haatan ay ka socoto dib u dayactir balaaran ayaa waxaa Maanta kormeer ku tagay Guddoomiyaha gobalka  Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), isagoo indha indheeyay sida ay u socoto dayactika waddada wadnaha oo lagu dhisaayo lacagta canshuurta guryaha caasimada ku yaala ee ay leeyihiin dadka ku nool Muqdisho.

Duqa magaalada Muqdisho ayaa kula dardaarmay howl wadeenada dhisaayo waddadada wadnaha in dhismaha waddada uu noqodo mid tayo leh oo muddo dheer jira karo isla markaana ay ku nacfiyaan bulshada Soomaaliyed ee hourmar doonka ah, iyadoo intaasi kadib uu guddoomiyaha gobalka Banaadir la hadlay Warbaahinta.

 

c

d

e

k

o

y

z

Puntlandes.com

 

 

 

 

 

About The Author