Dhagayso: Wasiir Soocadde ”Qof kasta oo Hay’ad u shaqeeya Caalamka Aqoonsi buu leeyahay”

10July 2016 (Puntlandes) Wasiirka warfaafinta dawlada Puntland oo waraysi siiyey Idaacadda BBC ayaa sheegay inay Qaynuuni tahay in la Aqoonsado oo Kaar la siiyo qofka Wariyaha ah.
227-5c2
Wasiir Soocadde ayaa yir maruu ka jawaabay inay Caburinayaan wariyayaasha ”Qof kasta oo Hay’ad u shaqeeya Caalamka Aqoonsi buu leeyahay”

Diiwaan gelintu waa Xeer Madaxweyne Ansixiyey ee marna maaha caburin ayuu ku tilmaamay wasiir Soocadde Isdiiwaan gelinta ay soo rogeen.

Dhagayso waraysiga wasiir Soocadde


Puntlandes.com

About The Author