BREAKING NEWS: Qarax xoogan oo ka dhacau Muqdisho

12 July 2016 (Puntlandes) Qarax ayaa goor dhow ka dhacay Saldhiga Booliska Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, kaasooku yaala wadada Maka Al-Mukarama.

226-3

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane ayaa sheegay in qaraxan uu ka dhashay miino lagu aasay dhabarka dambe ee saldhiga Waaberi.

Xalane ayaa intaa ku daray in qaraxan uu geystay qasaare aan buurneyn, isagoo xusay inuu ku dhaawacmay hal qof, goob joogayaal ayaa xaqiijiyey in qaraxan uu burbur u geystay qeybo ka mid ah saldhiga Waaberi.

Puntlandes.com

About The Author