Daawo Godoomiyaha Gobolka Sanaag oo uga digay Somaliland inay kusoo Xadgudbaan Xuduudda Puntland!!

13 July 2016 (Puntlandes) Godoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamuud Ismaaciil Ciyoon ayaa waxa uu uga digay Somaliland inay kusoo Xadgudbaan Xuduudda Puntland, iyadoo doonaysa inay isku daydo diiwaan ay ka samayso Gobolka Sanaag ee Puntland.

227-6

Godoomiye Ciyoon ayaa waxa uu sheegay inay qaadayso Somaliland wixii ka yimaada haday kusoo xadgudubto Xuduudda Puntalnd ayna la kulmi doonto Cawaaqib xumo haddii ay sii wadato isku daygeeda.

Puntlandes.com

About The Author