Daawo-Dhagayso: Saraakiil Booliiska Puntland & Galmudug oo tababar loodu soo xiray Galakcyo

13  July 2016 (Puntlandes) Magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa lagu soo xiray tababar Saakiil ka tirsan Ciidamada Booliska ee dawlada Puntland iyo maamulka Galmudug, tababarkaas oo uu bixinayey Qabiir Maraykan ah.

Sidoo kale Waxaa Goobta ka Hadlay Saraakiil Bixineysa Toobarka oo Labo Maamul Socday iyadoo Toobarkaasi Dhexdiisa Saraakiisha ku Qaateen kulamo kala Duwan,

Dhagayso warbixinta

saraakiil puntland iyo galmudug2saraakiil puntland iyo galmudug3saraakiil puntland iyo galmudug4saraakiil puntland iyo galmudug5saraakiil puntland iyo galmudug6sarakiil puntland iyo galmudug1

Puntlandes.com

About The Author