Daawo Video: Heesta Cusub ”Waxaan nahay dhammaan ummad dhoobanoo loo dhahee aan dhihin waxay dhihi karaan” Erayadii Abwaan Bashir

19 July 2016 (Puntlandes) Heestan Cusub oo magaceedana la yiraahdo ”Waxaan nahay dhammaan ummad dhoobanoo loo dhahee aan dhihin waxay dhihi karaan” Waxaa miraheeda tiriyey Abwaan Bashir Abdi Jama (Shiish), waana Laxankii Jooqle Shire waxaana ku luuqaynaya Kooxda Qaylo-Dhaan, Muusikadii Qaasim Maxamed Karaama.

25

Warbaahinta Puntlandes oo uu Abwaan Bashir Abdi Jama (Shiish) si gooni ah uu usoo gaarsiiyeyna way u mahadcelinaysaa.

Puntlandes.com

About The Author