Barlamaanka Puntland oo kala diray maxkamada sare ee Puntland

20 July 2016 (Puntlandes) Barlamaanka Puntaland ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay fadhi uu yeeshay ku kala diray Maxkamada Sare ee Puntland,

207-11

Madaxweeynaha dowladda Puntland Dr cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa 4 bilood ugu soo daray Mudada xil Haynta masuuliyiinta maxkamada sare, laakiin waqtigaas waa uu soo idlaaday, sidaas darteed ayay xildhibaanadu ugu codeeyeen in la kala diro madaxda maxkamada sare ee Puntland.

Madaxwaynaha Puntland ayaa laga Sugayaa in uu soo magacaabo Maxkamada Sare ee Puntland oo ka kooban 5 Xubnood oo kal ah Gudoomiye, ku xigeen iyo Sadex Garsoore

Puntlandes.com

 

About The Author