TACSI: Reer Yuusuf Dhuux oo u Tacsi u diraya Iimaam C/wahaab M. Gurey oo wiilkiisu ku geeryooday Hargaysa

Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun

Waxa shil gaari ku geeriyooday magaalada Hargaysa Wiil uu dhalay Iimaam Cabdiwahaab Maxamuud Gurey.

222-5a2

Dhamaan Reer Yuusuf Dhuux meel kasta oo ay kala joogaan gudaha iyo dibadaba waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Iimaam Cabdiwahaab Maxamuud Gurey iyo dhamaan qoyska reer Maxamuud Gurey meel kasta oo ay joogaan.

Waxaayna Allah uga baryayaan Marxuumka inuu Janatul Fardowsa ka waraabiyo Samir iyo Iimaana ka siiyo Qoyskii, ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeryooday, Amiin, Amiin

 

About The Author