Dibad Bax Looga soo Horjeedo Somaliand oo Garoowe Ruxayo & Masuuliyiin Katirsan puntland oo ka qeeybgalaya

21 July 2016 (Puntlandes) Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ayaa waxa ka dhacay maanta Banaan Bax Balaaran oo looga soo horjeedo Maamulka Somaliand.

Dadka ayaa waxay ku dhawaaqayaan erayo ka dhan ah Somaliand iyagoo ku eedeeyay in ay Dhul Balaarsi ku wadaan Deegaanada Puntland.

Banaan Baxaani oo ay Sameeynayaan shacabka Garoowe iyagoo socod ku Maray Wadooyinka waawayn ee Caasimada Garoowe.

Banaan Baxaan ayaa ku Soo beegmaya Xili Dhowaan Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Somaliand iyo kuwa Dowlada Puntland uu ka dhacay Gobolka Sanaag.

Daawo Sawirradda

DSC08085 DSC08086 DSC08087 DSC08088 DSC08089 DSC08090 DSC08091 DSC08093 DSC08094 DSC08095 DSC08096 DSC08097 DSC08098 DSC08099 DSC08100 DSC08101 DSC08102 DSC08103 DSC08104 DSC08105 DSC08106 DSC08107 DSC08108 DSC08109 DSC08110 DSC08111 DSC08112 DSC08113 DSC08114 DSC08115 DSC08116

Puntlandes.com

About The Author