Daawo Sawirrada Hoolka ay Doorasha Gudoomiyaha Degmada ka dhacayso

228-2b7

23 July 2016 (Puntlandes) waxaa goor dhow ay Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo la filayaa inay Doortaan Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo iyo kuxigeenkiisa.

Musharaxiinta Gudoomiyaha:

  1. Cismaan Salaad Fagaase
  2. Maxamuud Yasin Tumey
  3. Deeq Mohamud Hashi
  4. Yasin Mohamud Jama

Musharaxiinta Gudoomiye Ku Xigeenka:

  1. Farxaan Cabdi Gaafaa
  2. Cabdifitaax Xassan Xuseen

Musharaxa hla wareega koowaad 21 cod,ayaa guulaysan doona wareegaas haddii kale waxay wareegyo kale oo lagu kala baxo cod dheeri.

228-2b4

228-2b5

228-2b6

228-2b7

Puntlandes.com

About The Author