Madaxweyne Xasan Sheekh oo berri dalka dib ugu soo laabanaya & Shirkii Madasha oo si habsami ah u socda

5 Aug 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh ayaa maanta waxa uu u socdaalay magaalaga Adis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya halkaas oo uu uga qayb geli doono shirka wadamada IGAD.

222-4d2

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qayb ka ahaa Shirkii Madasha Hogaamiyayaasha Qaranka uga socday magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu wadaa sida ay Warbaahinbta Puntlandes ogaatay inuu maalinta berri ah Duhurnimadeeda uu dalka dib ugu soo laabanaya.

Dhanaka kale waxaa si habsami ah usocda Shirkii Madasha Hogaamiyayaasha Qaranka uga socday magaalada Muqdisho iyadoo lagu heshiiyey qodobo muhiim u ah Doorashada halka ay dhiman yihiin qaodobo kale oo muhiim ah.

Faahfaahin la xiriirta Shirka Madasha ee Muqdisho ka socda kala soco Warbaahinta Puntlandes.

Puntlandes.com

About The Author