Daawo Video: Somaliland “Waanu ku bogaadinaynaa in Galayr & Saaxibadiiba ay garteen in dadkiisu yihiin dad reer Somaliland ah..”

8 Aug 2016 (Puntlandes) Xukuumada Somaliland ayaa si ku amaantay kuna bogaadisay Galayr iyo Kooxdiisa inay garteen inay dadkoodu yahay dad reer somaliland ayna waligood ahaan doonaan waxuuna yiri wasiirka warfaafinta Somalunad “Waanu ku bogaadinaynaa in Galayr & Saaxibadiiba ay garteen in dadkiisu yihiin dad reer Somaliland ah waligoodna ahaayeen dad reer Somaliland ah, shalay iyo doraadna ay ahaayeen dad reer Somaliland ah, maantana ay yihiin dad reer Somaliland ah berri iyo Mustaqbalkana ay yihiin dad reer Somaliland ah”
229-7c7
Daawo Somailand oo Bogaadinaysa Galayr

Puntlandes.com

About The Author