Sawirro: Wasiiro, Gudoomiyaha Gobalka Mudug & Duqa Degmada Gaalkacyo oo socod dheer ku maray Caawo Gaalkacyo

8 Aug 2016 (Puntlandes) Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Puntland, Gudoomiyaha Gobalka Mudug iyo Duqa Degmada Gaalkacyo ayaa Caawa socod dheer oo nabadeed ku maray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, iyagoona la Shaaheeyey shacabka magaalada.

Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa iminka laga dareemayaa NABADGALYO ka jirta iyadoo ka hor intii uusan madaxweynaha Puntland u samayn maamul cusub oo dhanka Gobolka iyo Degmada ba ah ay ahayd goob aan amni ka jirin laguna dilay Waxgarad iyo ma’uuliyiin badan.

Daawo sawirada

229-8c

229-8c1

229-8c2

Puntlandes.com

About The Author