Dhegayso: Gudoomiyaha Koonfurta Galkacyo ee Galmudug oo ka Cabanaya Hawlgalo ay Baraxleey ka wadaan Ciidanka DANAB

9 Aug 2016 (Puntlandes) Ciidamada sida gaar ah u tababaran ee la yiraahdo DANAB ayaa hawlgalo ballaaran oo lagula dagaalamayo argagixisada ka sameeyay Xaafada Baraxleey ee Koonfurta magaalada Gaalkacyo, waxaana ciidankaan ay gacanta kusoo dhigeen dad badan oo la tuhunmayo inay ka tirsan yihiin Kooxda Alshabaab.
227-8b2

Xaafada Baraxleey ee Koonfurta magaalada Gaalkacyo ayaa waligeed ahayd meel aan Amni iyo kala dambayni ka jirto, iyadoo Kooxaha wax ku dila Waqooyiga magaalada ee Puntland ay u baxsadaan dhanka Baraxleey.

Dhagayso gudoomiyaha Xaafada Baraxleey


Puntlandes.com

About The Author