Dhagayso: Xasan Sheekh “Go’aanada Madashu waa in Soomaaliya loo Hiiliyaa”

9 Aug 2016 (Puntlandes)  Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh ayaa sheegay inaan go’aanada Madasha cidna loogu roonaan cidna loogu darnaan waxa uuna yiri “Go’aanada Madashu waa in soomaaliya loo Hiiliyaa” isagoo maanta khudbad ka jeedinaya xiritaankii Shirkii Madasha ee kusoo xirmay Mmagaalada Muqdisho.
222-4d2
Hadalka Xasan sheekh ayaa u muuqday inuu la hadlayey dadka kasoo jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliland ee ku jira dawladiisa oo aad u dhaliilay go’aankii Madasha

Dhagayso xasan Sheekh


Puntlandes.com

About The Author