Daawo Video-Sawirro: Ilhan Omar oo ku Guulaysatay Kursiga Barlamanka Minneapolis Degmada 60B

10 Aug 2016 (Puntlandes) Doorasho xalay ka dhacday Degmada 60B Magaalada Minneapolis ee Dalka Maraykanka ayaa waxaa si guulaysatay gabar Soomaaliyeed oo lagu Magacaabo Ilhan Cumar, iyadoo 41%  kaga guulaystay phyllis kahn oo ah haweeynay cadaana oo mudo soo ku fadhiday kursiga Baarlamaanka Minneapolis ee Degmada 60B, heshayna 29%  codadkii la dhiibtay iyo Maxamuud Nuur oo isna ah Wiil Soomaaliyeed oo isna u tartamaayey xilkan, helayna 30% codadka la dhiibtay.

Daawo Video iyo Sawirrada

229-9c3

229-9c1

229-9b8
229-9c10

229-9c9

229-9c8

229-9c7

229-9c6

229-9c5

229-9c4

 

229-9c2

Puntlandes.com

About The Author