Sawirro: Abdi Warsame oo Xafiiskiisa kusoo dhaweeyey Duqa Bosaso & Mataanaynta Minneapolis & Bosaso oo la saxiidoono 12ka agosto

10 Aug 2016 (Puntlandes) Duqa Degmada Bosaso Eng Yasin Mire Maxamuud oo casumaad rasmi ah ka helay maamulka magaalda Minneapolis oo Mataano la ah magaalada Bosaso yaa waxa uu xafiiskaiisa ku Booqday Abdi Warsame oo ah gudoomiyaha degmada 6aad Minneapolis isla markaasna h xubin ka tirsan golaha Deegaaanka magaaladaas.

229-9e1

Abdi warsame ayaa ku yiri qoraal uusoo dhigay barta uu ku leeyahay Facebook ga “Waxaa farxad ii ah in aan xafiiskaygi kusoo dhaweeyo duqa magaalada Bosaso Yasin Mire. Horaantii sanadkaan ayaan casumaad u dirnay, si uu nagala soo qaybgalo saxiixa heshiiska mataanaynta labada magaalo oo dhici doonto jimcaha 9am”

229-9e

Puntlandes.com

 

About The Author