Sawiro: Saxiixa Heshiiska Mataanaynta labada magaalo ee Bosaso & Minneapolis oo beri dhacaya

11 Aug 2016 (Puntlandes) Heshiiska Mataanaynta labada magaalo ee Bosaso iyo Minneapolis ayaa waxa uu dhacayaa maalinka beri ah iyadoo uu Bosasao u saxiixi doono Duqa Degmada Bosaso Eng Yasin Mire Maxamuud oo Casumaad rasmi ah ka helay maamulka magaalda Minneapolis.

Saxiixa Heshiiska ayaa dhacaya marka ay saacadu tahay 10:00AM, waxaana la filayaa in Mataanayntan ay wax badan isku dhaafsan doonaan labada magaalo.

229-10b2

Dhanka kale Mayor Minneapolis Betsy Hodges ayaa maanta Xafiirkeeda kula kulantay Duqa Bosaso Eng Sasin Mire Maxamuud.

FB_IMG_1470953427315

FB_IMG_1470953439615

FB_IMG_1470953454387

Puntlandes.com

About The Author