Daawo Video: Madaxweynaha DDSI & Odoyaashiisa oo taageeray in Xasan Sheekh mar kale loo doorto madaxweynaha Somalia

11 Aug 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar iyo Odoyaasha Deegaanaka Soomaalida ee Itoobiya ayaa waxay si aan gabasho lahayn u taageeray in Xasan Sheekh mar kale loo doorto madaxweynaha Soomaaliya ee 4 ta sano ee soo socota.
229-10a6
Musharax Xasan Sheekh oo isla markaasna ah madaxweynaha DFS ayaa iminka waxa uu booqasho ku joogaaa magaalada Jigjiga ee xarunta DDSI, waxaana wax lala yaabo ah inuu Xasan Sheekh taageero ah in dib loogu doorto madaxweynaha Soomaaliya uu ka raadiyey madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar.

Puntlandes.com

About The Author