Daawo Video: Isimada SSC oo ka hor yimid wada hadalada Somaliland & Kooxda Galayr

13 Aug 2016 (Puntlandes) 10 Isin oo ka mida Isimada dhaqanka Beesha Dhulbahante ama Deegaanka SSC ee Puntland ayaa ka horyimid wada hadalada la sheegay inuu u dhaxeeyey Somaliland iyo Kooxda Cali Khaliif Galyr ee Khaatumo.

229-10b3

Isimada dhaqanka ee SSC ayaa waxay ugu baaqeen dhamaan siyaasiyiinta, madaxdhaqameedka, waxgaradka Beelaha SSC inay kasoo qayb galaan shirwayne ay Beesha kaga arinsanayo Aayaheeda.

Puntlandes.com

About The Author