Dhagayso: Isimada SSC oo ka hadlay go’aamadii ay ka gaareen wada hadalada Somaliland & Kooxda Galayr

14 Aug 2016 (Puntlandes) Isimada dhaqanka Beesha Dhulbahante ama Deegaanka SSC ee Puntland ayaa ka horyimid wada hadalada la sheegay inuu u dhaxeeyey Somaliland iyo Kooxda Cali Khaliif Galyr ee Khaatumo.

229-9e2

Garaad Cabdisalaan Xasan oo BBC du ka waraysatay Baaqa Isimada ayaa sheegay inay Goobta ay baaqa kasoo saareen ay ku sugan yihiin 5 Isi´n inta kalena ay telefon ugu xiriireen oo ay qaateen shir Telefon konferensi ah ayna soo saareen Baaqa dhamaantood marka laga reebo Garaad Jaamac Garaad Cali oo dhanka Galayr ah.

Dhagayso waraysiga Garaad Cabdisalaan


Puntlandes.com

About The Author