Dhagayso: IGAD oo qirtay inay Alshabaab Halis ku Tahay Gobolka

15 Aug 2016 (Puntlandes) Ururka Goboleedka IGAD ayaa sheegay in Kooxda Alshabaab ay halis ku yahay waddamada gobolka Afrikada Bari oo idil oo aysan ku koobneyn Soomaaliya oo kaliya.
230-1a4
IGAD ayaa Warbixin ay maanta soo saartay ay ku sheegtay in kooxda Alshabaab ay xubno ku yeelatay inta badan waddamada Gobolka sida Kenya, Jabuuti, Uganda, iyo Itoobiya.

Waxaa kaloo Warbixinta lagu sheegay in Alshabaab ay sameeyeen garab milatari oo si wyen uga hawlgala waddanka Kenya.

WDhagayso VOA oo warbixin ka diyaarisay


Puntlandes.com

About The Author