Howlgalo ay Garowe ka Bilaabeen Ciidanka Nabadgelyada Gobolka Nugaal

17 Aug 2016 (Puntlandes) Ciidanka Booliska Puntland ayaa maanta howlgalo la xiriira Amniga ka bilaabay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, iyadoona howlgaladaasi looga hortegayo wixii Amniga wax u dhimaya.

230-1b6

Howlgalka ayaa waxaana lagu aruurinayaa hubka fudud ee ku jira gacanta shacabka,  Sidoo kalena waxay baabuurta ka fiiqayaan Bacaha madow ee loo yaqaano beersoolka

Hogaanka ciidanka ammaanka dowladda Puntland ayaa marar badan sheegtay in laamaha ammaanku aysan raali ka noqon doonin in ciidamo aan shaqo wadin ay magaalooyinka hub kudhexqaataan.

Puntlandes.com

About The Author