Daawo Barnaamijka jiilka Cusub ee PLTV & Amuuraha dhalinyarada

20 Aug 2016 (Puntlandes)  Barnaamijka jiilka Cusub oo ka mid ah Barnaamijyada Asbuuclaha ee ka baxa Puntland TV kana hadla Amuuraha dhalinyarada ayaa Asbuucaan, waxaa lagu soo qaatay mowduuca Waxbarashada, Carqabadaha Waxbarashada ee dhalinyarada iyo su’aalo kale.

230-2b4

Todobaadkan waxa uu ka imanayaa Barnaamijku Magaalada Kampala ee Caasimada Dalka Uganda waxaana soo saarey oo tabinaya Wariyaha Bariga iyo Bartamaha Afrika, Wariye Abdiladif Mohamed Hashi WaDani.

Daawo Barnaamijka oo ah mid aad iyo aad u qiimo badan

Puntlandes.com

About The Author