DAAWO VIDEO-SAWIRRO: DHISMAYAAL SHARCI DARRO AH OO MAANTA LAGA DUMIYEY GAROWE

20 Aug 2016 (Puntlandes)  Howlgalka ay Ciidanka Komaandooska Puntland ay ka wadaan caasimada Puntland ee Garowe ayaa maanta lagu burburiyey dhulal iyo guryo si sharci daro ah looga dhistay magaalada Garowe.

Amarka lagu burburiyey dhulal iyo guryo si sharci daro ah ayaa waxa uu ka soo baxay maamulka dowlada hoose ee Garowe waxaaana maanta fuliyey ciidanka howlgalka ka wada Garowe.

Daawo muuqaal kooban & sawiro aanu kasoo xiganay Wariye Abshir Dhiirane

230-2c5 230-2c6
230-2c2

230-2c3

230-2c4

Puntlandes.com

About The Author