Tacsi: Gen Morgan & Saaxiibadii Allah ha U Naxariiste Marxuum Gen Maxamed Cali Samatar Oo Tacsi U Diraya Ehaladii Marxuumka

Innaa Lillaahi Wa Innaa Illaahi Raajicuusn.

230-2b8

Kadib Geeridii Gen Maxamed Cali Samatar  rag badan oo u badan raggii aqoonta durugsan u lahaa Maxamed Cali Samatar gaar ahaan sida sida goonidaa saaxiibka ula ahaa Gen Maxamed Cali Samatar iyagoo wada joogga Garoowe ay tacsi u dirayaan illaahay ha u naxariistee eheladii iyo qaraabadii Gen Maxamed Cali Samatar  .

Magacyada.

  • Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf

  • Gen Maxamed Siciid Xirsi Morgan

  • Gen Cabdi Cismaan Firdhiye

  • Gen Axmed Maxamed Sh Amed Dheere

  • Gen Axmed Sh Maxamed

  • Dr Mamaxmed Cabdi Baydhabo

About The Author