Gaalkacyo: Xaaladda gaadiidka xamuulkaa ee Magaaladda (Sawirro+Muuqaal)

Gaadiid Badeeco sida oo taagan Kantaroolka Waqooyi ee Gaalkacyo

Wakaaladda Puntlandes ayaa maanta booqatay baraha Kantaroolada ee Magaaladda Gaalkacyo, waxaana ay u kuur galaysay xaaladda barahaasi iyo Amarkii Dowladda Puntland, meesha uu marayo.

Kantaroolada magaaladda ayaa waxaa taagay gawaari xamuul ah, kuwaas oo ka yimid Koonfurta iyo Bariga Gaalkacyo, waxaana ay wadaan badeeco iyo xoolo nool oo ku socda dakadda Boosaaso.

Darawaliinta ayaa walaac ka muujinaya iyada oo aan Dowladda Puntland u diyaarin, meel ay xoolaha ku kala wareejiyaan iyo baro u khaas ah, sidoo kalana waxaa ay ka cabanayaan in loo diiday in ay horay usocdaan, waxaana ay intaas ku dareen Xooluhu ay aad tabar daran yihiin, oo aysan ka bixi karin in gaadiid lagu kala wareejiyo, maadaama ay 8 aqoolood gaari saarnaayeen..

Afhayeenka dowladda Puntland ayaa sheegay in ay gaadiileeydu, bilaabeen in ay maraan meelo Sharci darro ah, taas oo u sababi karta Khatar amaan, mid Maaliyadeed iyo Mid dhaqan dhaqaale.

Daawo Sawirro.

Gaadiid Xoolo sida oo taagan Kantaroolka Koonfureed

Gaadiid Badeeco sida oo taagan Kantaroolka Waqooyi ee Gaalkacyo.

About The Author