Sawirro: Gaas oo Gaalkacyo kasoo degay

3 sept 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabtay soo gaaray  magaalada Gaalkacyo, isagoo  si wayn loogu soo dhaweeyey magalada Gaalkacayo ee xarunta Gobalka Mudug wuxuuna kasoo noqday safar mudo qaatay oo uu ugu maqnaa dalka dibadiisa.

Gaas ayaa la filayaa inuu magaalada Gaalkacayo joogo mudo labo malmood wuxuuna halkaas kulamo kula yeelanayaa waxgaradka magalada Galkacayo.

230-6b1 230-6b2 230-6b3

230-6b3a 230-6b4

Puntlandes.com

About The Author