Sawirro: Shirkii Madasha Hogaamiyayaasha Qaran oo Muqdisho ka furmay

6 sept 2016 (Puntlandes) Warka kasoo gaarsya Warbaahinta Puntlandes Villa Somalia ayaa sheegaya in Shirkii Madasha Hogaamiyayaasha Qaran uu goor dhawayd furmay.

IMG-20160906-WA0002

IMG-20160906-WA0001

Shirkan ayaa waxaa loiga hadlayaa qodobo yaryar oo ka dhiman qabsoomida Doorasha Soomaaliya laga filayo inay dhaeaan ka dhacdo iyo arimaha Amniga Qaranka.

Faahfaahin kala soco Warbaahinta Puntlandes

Puntlandes.com

About The Author