BREAKING NEWS: Hoobiyayaal lagu weeraray Villa Somalia iyadoo uu ka socdo Shirkii Madasha

6 sept 2016 (Puntlandes) Waxaa goor dhawayd lagu weeraray Villa Somalia Hoobiyayaal wuxuuna weerarkani kusoo aadayaa iyadoo uu ka socdo Shirkii Madasha Hogaamiyayaasha Qaranka oo saaka ka furmay Villa Somalia.

226-3

Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in ugu yaraan Sadex Hoobiye ay ku dhaceen gadaasha Dambe ee Madaxtooyadda gaar ahaan Xaafadda Wardhiigley.

Ilaa iyo iminka lama oga Qasaaraha ka dhasahay Hoobiyayaashaas lagu weeraray Villa Somalia oo uu ka socda Shirka Madasha

Wixii war ah ee kusoo kordha kala soco Warbaahinta Puntlandes

Puntlandes.com

About The Author