Daawo Muuqaal: Guusha laga gaaray Dhismaha Wadada Eyl & Dangoroyo iyadoo ay Wadada Wadaasin ay noqotay Mashruuc aan dhamaan

7 sept 2016 (Puntlandes) Waxgaradka Gobolka Nugaal ayaa waxay ka gaareen Guul lixaad leh marka la eego sida uu u socdo Dhismaha Wadada isku xirta Degmooyinka Eyl & Dangoroyo. waxayna cadaynaysaa sida ay daacadnimada uga yihiin taabagelinta Wadadaas aadka Muhiimka ugu ah Puntland waana in laga qayb qaataa.

230-7e

Wadada Wadaasin Mashruuc aan dhamaanin!!!

Waxaa Xusid mudan in Wadada Wadaagsin ee isku xirta Gaalkacyo iyo Magaalo Xeebeedka Garacad ay socoto ilaa 2002kii iyadoo Noqotay wax aan dhamaan!!!

Shacabka Gobolka Mudug ayaa waxay tahay inay u maamulaan sida loo maamulay Wadada Eyl & Dangoroyo, mana ahan in laga dhigto Mashruuc aan Dhamaanin.

Puntlandes.com

About The Author