Akhriso: Qandaraaska Dhismaha Wadada Garowe & Galkacyo oo la shaaciyey

7 sept 2016 (Puntlandes) Hay’adda Wadooyinka Puntland ayaa shaacisay Qandaraaska dib loogu dhisayo Wadada isku xira magaalooyinka Garowe iyo Gaalkacyo.

230-7e

Mashruucan oo ka kooban saddex waji oo is xig xigi doona ayay shaacisay Hay’adda PHA wajigiisii 1aad oo lagu dhisayo masaafo dhan 80 KM oo ah Jalam ilaa Xarfo, taasoo ah  inta ugu daran burburka soo gaarey wadada isku xirta Garowe iyo Gaalkacyo.

Wajiga 2aad ee mashruucan ayaa lagu dhisayaa inta u dhaxaysa Jalam ilaa Garowe , Halka wajiga saddexaad mashruucan lagu dhisayo Xarfo ilaa Gaalkacyo.

Halkan hoose ka Akhriso baahinta qandaraaska

20160905_pha-eoi

Puntlandes.com

About The Author