DEG DEG-XOG: Madafiicdii maanta lagu Garaacay Goobtii loo asteeyey inuu ka dhaco shirka IGAD oo keentay inuu Shirku baaqdo 10ka Sept

8 sept 2016 (Puntlandes)  Warbaahinta Puntlandes ayaa XOG ku heshay inay Madafiicdii maanta lagu Garaacay Goobtii loo asteeyey inuu ka dhaco shirka IGAD ay keentay inuu Shirkii Madaxda IGAD ee furmi lahaa  Sabtida oo ay bidu tahay 10ka uu baaqdo.

226-3

Warbaahinta Puntlandes ayaa ilo u dhuun daloola waxay ka heshay in ay madaafiicdaasi ay keeneen wal wal laga qabo xagga Amniga goobta uu shirkiu ka dhacayo ee Hotel Peace oo maanta agagaarkiisa Madaafiic lagu garaacay.

Dhanka kale Warbaahinta Puntlandes ayaa ogootay in loo durkiyey inuu Shir Madaxeedka IGAD  uu dhaco Todobaadka dambe talaadada oo ay bishu tahay 13.

Waxaan la hubin inuu Qabsoomayo Todobaadka dambe maadaama xag amni loogu durkiyey.

Puntlandes.com

About The Author