Daawo-Sawirro: Muslimiin ka badan hal miljan iyo bar oo Gudanaya Waajibaadka Xajka ayaa maanta taagan Buurta Carfo

11 sept 2016 (Puntlandes) Muslimiin Aduunka dacaladiisa ka kala yimid oo kor u dhaafaya hal miljan iyo bar oo Gudanaya Waajibaadka Xajka ayaa maanta taagan Buurta Carfo.

Maanta oo ah Sagaalka Dul Xaji waxeey Xujeeydu taaganyihiin Buurta Carafo iyagoo ku duceysanaya.

Dhanka kale maanta 9ka Carafo dadka Muslimiinta ah ee ku nool Aduunka daafihiisa way soomanyihiin kaasi oo ah suno aad u ajar badan.

230-9

230-9a

230-9a1

230-9a2

Puntlandes.com

About The Author