Dhagayso: Dikreeto uu Siilaanyo soo saaray oo lagu kala Qaaday Labada Doorasho ee Golaha Wakiilada & Madaxtooyada

10 sept 2016 (Puntlandes) Dikreeto kasoo baxaday xafiiska Madaxwenaha Somalinad ayaa waxaa lagu kala qaaday in labadii doorasho ee Madaxweynaha iyo Golaha Wakiilada ee ay ahayd inay isku mar dhacaan.

220-3b4

Afhayeenka madaxtooyada Somaliland ayaa waxa u sheegay in la kala qaaday labadaasi doorasho isla markaana dib loo dhigay doorashadii Golaha Wakiilada iyada oona ay soo horeyn doonto doorashada madaxtooyada Somaliland.

Afhayeenka ayaa waxa uu sidoo kale sheegay in madaxwayne Siilaanyo goordhaw u direyo golaha guurtida warqad codsi dib u dhigis ah oo ku saabsan muddo kordhin loo sameeyo golaha wakiilada  Somaliland.

Xukuumadda ayaan wali shaacin wakhtiga dib loo dhigay doorashada Golaha wakiilada.

Dhagayso Wariyaha BBC


Puntlandes.com

About The Author