Daawo Sawirrada Xaflad ballaaran oo ka dhacday Stockholm dalka Sweden oo lagu soo dhaweeyey Musharxanimada RW Cumar C/rashiid

11 sept 2016 (Puntlandes) Waxaa ka dhacday Caasimadda dalka Sweden ee Stockholm Xaflad ballaaran oo ay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sweden ay si wayn ugu kusoo dhaweeyeen Musharxanimada Raysul Wasaarihii DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ee Madaxweynaha Jamhuuridda Federaalka Soomaaliya.

Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaan qaybaha kala duwan ee Bulshada sisa Aqoonyahano, Odoyaal, Waxgarad, Haween iyo dhalinyaro waxayna dha,maantood si isku mid ah usoo dhaweeyeen Musharaxnimada Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ee Madaxweynaha Jamhuuridda Federaalka Soomaaliya, iyagoo cod dheer ku sheegay inuu mudane Cumar yahay Mas’uulki Soomaaliya ka saari lahaa Gogka dheer ee ay ku dhacday.

1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13

14

15

16

17

18

19

21

22

23

24

Puntlandes.com

About The Author