DDSI oo u diiday Prof Galayr Inuu Ku qabsado Shir Tuulada Balicad

20 sept 2016 (Puntlandes) Wararak laga helayo Tuulada Balicad ayaa sheegaya in Dawlada Itoobiya ay u diiday Cali Khaliif Galayr inuu ku qabsado shir uu abaabulayey inuu halkaas ku qabto.

229-9e2

Saraakiil itoobiyaan a iyo maamulka heer Gegmo ayaa ku sugan Tuulada Balicad iyagoo uoo gudbiyey fariin adag oo ay ka sideen Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya DDSI u gudbiyay Cali Khaliif Galayr fariintaas oo ah inuusan shirk u ku qaban Karin Balicad oo ka tirsan DDSI.

Puntlandes.com

About The Author