Dhagayso: Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Puntland oo Xukumo kala duwan ku riday 54 ah Maxaabiistii Alshabaab ah

20 sept 2016 (Puntlandes) Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo dambiyada ee gobolada Nugaal iyo Cayn ee Puntland ayaa Xukumo kala duwan ku ridday 54 maxbuus oo ahaa Alshabaabkii a ku xirnaa Xabsiga Garoowe, iyadoo horay 43 ka mid ahayd Maxaabiista Alshabaab loo xukumay.

217-2c

Maxaabiistaan xukunada kala duwan lagu riday ayaa ka mid ahaa Alshabaabkii Puntland ku soo duulay bishii Maarso ee sanadkaan 2016.

Dhagayso Xukunka Maxkamadda


Puntlandes.com

About The Author