Gaalkacyo: D/hoose oo qaaday Tilaabo kale oo lagu xaqiijinayo Amaanka iyo Canshuuraha (Sawirrk+Warbixin).

????????????????????????????????????

Kormeer ay sameeyeen maamulka Dagmada Gaalkacyo, ayaa waxaa lagu soo ogaadaya in ay jiraan tiro, meherado ganacsi oo aan marna si sharci ah isu diiwaan galin.

Dowladda Hoose ayaa waxaa ay biloowday qorshe cusub oo dib loogu diiwaan galinayo xarumaha Ganacsiga, waxaana la sameeyey koox dhalinyaro ah, kuwaas oo soo soo diiwaan galinaya meherada, darajadooda, mulkiyaddooda iyo wax rasmigaa ee meheradaasi ka Ganacsatto.

Taas waxa feer socotay Kor meero kala gadisan oo maamulku uu kumaryey qaybaha magaaladda, Maamulka Dagmada ayaa waxaa ay horay ula kulmeen Hooyo da’aweyn oo ka ganacsatta Moos iyo dhuxul, ganacsigeeduna yahay 475,000, oo Shilin, Maamulka ayaa Hooyadaas siiyey Meel ay ku ganacsatto oo suuq wanaagsan u leh iyo Lacag yar oo ay ugu tala galeen in ay shaqada kusii biloowdo.

Xoghaya Dagmada ayaa dadweynaha ka codsaday in ay Soo caawiyaan Hooyadaan, oo haysa dad waaweyn oo dhimarka la’a, kuwaas oo ay nolosha uga raadiso waxaas yarkaa,” Dowladda Hoose ee Gaalkacyo waxay siisay fara qabsi iyo Dhulkii daakana waxaan ka codsanaynaa in ay maamadaas Soo caawiyaan.

Sawirro.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

About The Author