Akhriso Qoraal kasoo baxay Xafiiska RW Cumar oo lagu Amray in la dhawro xuquuqda Musharixiinta

22 sept 2016 (Puntlandes) Qoraal kasoo baxay Xafiiska Raysul Wasaarihii xukuumadii muddo xileedkeedu dhamaaday ee DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa waxaa lagu Amray in la dhawro xuquuqda Musharixiinta u tartamaya xilka madaxtinimada Soomaaliya Doorashada la filayo inay dhawaan dhacdo.

226-3

Ayaamahaan ayaa waxaasocday Olole xoig leh oo sy wadeem Kooxaha DAMUL JADIID iyo HAG, iyagoo ku weerarsya Sumcadda Musharixiinta oo ay si Siyaasadaysan ugu eedaynayaan inay gateen Badda Soomaaliyeed.

Hoos ka Akhriso Qoraalka

received_650450958456563

Puntlandes.com

About The Author