Dhagayso: codkii Mudaharaadayaashii Gaalkacyo oo Digniino diraya

22 sept 2016 (Puntlandes) Mudaharaadka maanta ka dhacay Gaalkacyo ayaa soo gaaray, ilaa iyo xiligii duhurka, waxaana ay Socdaal ku mareen Magaaladda iyada oo aan wax Rabshado ahi aysan dhicin.

Gaadiidleey ayaa sheegay in aysan diyaar u ahayn in wadanku uu dhib la kulmo, sidaas darteedna ay uga tanaasuleen in ay Koonfur rar u qaadaan, waxaana ay sheegeen in ay ku haboontahay in sidaas loo kala xadaysnaado, gaadiidkuna uu ka kala shaqeeyo labada qaybood, Gaalkacyana ahaato xero lagu kala areego.

Dhagayso cidodkii.


img_6748

img_6812

img_6808
Puntlandes.com

About The Author